HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Caasimadda Afganistaan

Dad ku geeriyooday Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Caasimadda Afganistaan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

7 qof oo Rayid ah ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu maanta qarax qabsaday Labo Basaska dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Caasimadda dalkaasi ee Kaabul.

Qaraxyada ayaa waxay ka dhaceen Waddo mashquul ah oo ku taalla qeybta Galbeed ee magaalladda Kaabul.

- Advertisement -

Ma jirto koox sheegtay mas’uuliyada qaraxyadaasi, waana Qaraxii Labaad ee bishan ka dhac magaalladda Kaabul.

Bishan 3-dii, 9 qof ayaa geeriyoota, 10 kalena wey ku dhaawacmeen qarax qabasaday 2 Bas gudaha Kaabul.

Latest stories