HomeCaalamkaRag hubeysan oo weerari lahaa Dal ku yaalla Khaliijka oo la qabtay

Rag hubeysan oo weerari lahaa Dal ku yaalla Khaliijka oo la qabtay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ammaanka ee dalka Sudan ayaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigeen 9 xubnood oo ka tirsan Al-Qaacida, kuwaasi oo qorshnayey inay qaraxyo ka geystaan Waddan ka tirsan Dalalka ku yaalla Gacanka Khaliijka oo aan la magacaabin. Eedeysanayaasha la qabtay oo watay Baasaboorka dalka Syria waxay asal ahaan ka soo kala jeedaan dalalka Tunisiya iyo Chad. […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ammaanka ee dalka Sudan ayaa lagu sheegay inay gacanta ku dhigeen 9 xubnood oo ka tirsan Al-Qaacida, kuwaasi oo qorshnayey inay qaraxyo ka geystaan Waddan ka tirsan Dalalka ku yaalla Gacanka Khaliijka oo aan la magacaabin.

Eedeysanayaasha la qabtay oo watay Baasaboorka dalka Syria waxay asal ahaan ka soo kala jeedaan dalalka Tunisiya iyo Chad.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Tunisiya waxay ka codsatay Dowladda Sudan in loo soo gacan geliyo mid ka mid ah Eedeysanayaasaha, kaasi oo horey uga qeyb qaatay Weerar lagu qaaday Dalxiisayaal shisheeye oo ku sugnaa magaalladda Suuse oo 140 Kiilomitir dhanka Koonfur kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tuunis.

Latest stories