HomeCaalamkaKoox Falastiiniyiin ah oo ku dhex dagaalantay Xero Qaxooti

Koox Falastiiniyiin ah oo ku dhex dagaalantay Xero Qaxooti

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

2 qof ayaa waxaa maanta lagu dilay Xerada Qaxootiga Falastiiniyiinta deggan yihiin ee Rashiidiyah oo ku taalla  dalkaasi, sida ay soo werisay Wakaalladda Wararka Lubnaan ee The National News Agency. Iska-horimaadkaasi oo u dhexeeyey Maleesiyo Falastiinjiyiin ayaa waxay isku adeegsadeen Qoryahja Darandooriga u dhaca, Bam gacmeedyo iyo Qoryaha Garabka laga rido ee RBG. Labo nin […]

- Advertisement -

2 qof ayaa waxaa maanta lagu dilay Xerada Qaxootiga Falastiiniyiinta deggan yihiin ee Rashiidiyah oo ku taalla  dalkaasi, sida ay soo werisay Wakaalladda Wararka Lubnaan ee The National News Agency.

Iska-horimaadkaasi oo u dhexeeyey Maleesiyo Falastiinjiyiin ayaa waxay isku adeegsadeen Qoryahja Darandooriga u dhaca, Bam gacmeedyo iyo Qoryaha Garabka laga rido ee RBG.

- Advertisement -

Labo nin oo dhallinyaro ah ayaa ku dhintay Iska-horimaadkaasi, halka dhowr kalena lagu dhaawacay.

Telefishinka Lubnaan ee MTV waxa uu shaaciyey in Kooxo ka ganacsada Daroogada ku lug lahaayeen Iska horimaadkaasi.

Latest stories