HomeWararNatiijada ugu dambeysay ee Doorashadii Somaliland oo la shaaciyay

Natiijada ugu dambeysay ee Doorashadii Somaliland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga Komishinka doorashada Somaliland ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashooyinkii Golayaasha Wakiilada iyo deegaanka ee ka dhacay Gobolka Maroodi-jeex iyo degmada Hargeysa. Natiijadan oo aheyd midii ugu dambeeysay ayaa waxaa doorashadii Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodi-jeex ku tartamay 20 Xildhibaan oo u kala tartamayay saddexda xisbi ee UCID, Kulmiye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Komishinka doorashada Somaliland ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashooyinkii Golayaasha Wakiilada iyo deegaanka ee ka dhacay Gobolka Maroodi-jeex iyo degmada Hargeysa.

Natiijadan oo aheyd midii ugu dambeeysay ayaa waxaa doorashadii Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodi-jeex ku tartamay 20 Xildhibaan oo u kala tartamayay saddexda xisbi ee UCID, Kulmiye iyo Wddani.

- Advertisement -

Saddexda Xisbi ayaa doorashada Golaha Wakiilada ee Maroodi-jeex u kala helay sidaan:

UCID 5
Kulmiye 8
waddani 7

Doorashadii Golaha Wakiillada Maroodi-jeex ayaa waxaa ku jira Barkhad Batuun oo ahaa musharaxii ugu hadal heynta badnaa doorashada ka dhacday Somaliland, waxaana uu helay Codad gaaraya 20231.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga Komishinka Somaliland oo ku dhawaaqay natiijada doorashadii Golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saddexda xisbi Musharaxiintooda u kala heleen sidaan:

UCID 4
KULMIYE 6
WADDANI 7

Doorashadii ka dhacday Somaliland ayaa waxaa Golaha Wakiilada ku tartamay 82 Xildhibaan, halka Golaha deegaanka ay ku tartameen 249, waxaana codadkooda dhiibtay in ka badan hal milyan oo qof oo ah dadka Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts