HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo Amar dul-dhigay Golihiisa Wasiirada xilgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar dul-dhigay Golihiisa Wasiirada xilgaarsiinta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka. Warqad kasoo baxday Xafiiska Rooble kuna taariikheysan 26-kii bishan ayaa waxaa Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda lagu faray in aanay gaari karin lana shaacin karin go’aan cusub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Rooble kuna taariikheysan 26-kii bishan ayaa waxaa Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda lagu faray in aanay gaari karin lana shaacin karin go’aan cusub oo aan ogolaansho looga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Sidoo kale Warqada ayaa waxaa lagu sheegay in Go’aakaan uu fududeynayo wadashaqeynta, isla-xisaabtanka laamaha amniga dowladda iyo in aan la qaadan go’aan saameyn siyaasadeed ku yeelan kara dalka, xiligaan lagu kala guurka.

Arrintan ayaa waxay muujineysa in Wasiirada Wasaaradaha Xukuumadda aanay wax magacaabis ama dano kale oo shaqsi u adeegsan awoodahooda inta lagu guda jiro xilliga kala guurka, iyadoo horay loo bartay in marka olole doorasho jirto in Wasiirada qaar sameeyaan magacaabis xilal.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts