HomeWararMas'uuliyiin ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gaaray degaanno ka tirsan G/Galgaduud

Mas’uuliyiin ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gaaray degaanno ka tirsan G/Galgaduud

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Caddow Cali Sanka ayaa kormeer dhiira-gelin ah ku tagay fariisimada ciidanka Guutada 15-aad ku leeyihiin duleedka deeganka Ceeldheere, waxaana halkaas si diiran Taliyaha Qeybta ugu soo dhaweeyey Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame Taliyaha Guutada 15-aad Gaashaanle Xersi Cali Quuri Abaanduulaha Guutada iyo Saraakiil kale oo guutada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Caddow Cali Sanka ayaa kormeer dhiira-gelin ah ku tagay fariisimada ciidanka Guutada 15-aad ku leeyihiin duleedka deeganka Ceeldheere, waxaana halkaas si diiran Taliyaha Qeybta ugu soo dhaweeyey Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame Taliyaha Guutada 15-aad Gaashaanle Xersi Cali Quuri Abaanduulaha Guutada iyo Saraakiil kale oo guutada ka tirsan.

 

- Advertisement -

Taliyaha ayaa booqday difaacyada ciidanka xoogga iyo deegaanadii ay ku baacsanayeen maal mihii danbe malishiyada Al-Shabaab, kuwaas oo hoostaga deeganka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud.

 

Jeneraal Sanka ayaa bogaadiyey howlgallada joogtada ah oo ciidamadu aagaas ka wadaan isagoo kula dar daarmay inay sii xaqiijiyaan nabadgalyada deeganka iyo deegaanada ku xeeran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts