HomeWararRooble, Madaxda M/Goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan gaar yeeshay

Rooble, Madaxda M/Goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan gaar yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxda shanta dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Teendhada Afisyooni. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo heshiiskii maalmo kahor Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ay ka wada gaareen khilaafkii ka tagaan doorashada dhaceysa. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxda shanta dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Teendhada Afisyooni.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo heshiiskii maalmo kahor Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ay ka wada gaareen khilaafkii ka tagaan doorashada dhaceysa.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxda dowladda, kuwa maamul Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka arrinsaday sidii looga wadashaqeyn lahaa sugida amniga doorashooyinka iyo fulinta heshiiska la gaaray.

Beesha Caalamka ayaa Madaxda Soomaalida ku boggaadisay heshiiska ay ka gaareen khilaafkii muddo ku dhow sanad ka taagnaa doorashada dalka ka dhaceysa, isla markaana xusay inay taageeri doonaan hanaanka doorashada.

Kulankaan ka dhacay Teendhada Afisyooni ayaa ku soo beegmaya, iyada oo khamiistii lasoo dhaafay heshiis labaad laga gaaray doorashada, ayna ka qeyb galeen Munaasabadda xeritaanka Shirka Madaxda DFS, Musharaxiinta, Wakiilo ka socday Beesha Caalamka, Mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts