HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulan u socda

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulan u socda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa haatan waxaa uu kulan gaar ah la leeyahay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka dhexmaraya Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha cakiran ee ka taagan Doorashada xubnaha Gobolada Waqooyi (Somaliland), iyadoo la filayo in Guddoomiye Cabdi Xaashi shir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa haatan waxaa uu kulan gaar ah la leeyahay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Kulanka dhexmaraya Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha cakiran ee ka taagan Doorashada xubnaha Gobolada Waqooyi (Somaliland), iyadoo la filayo in Guddoomiye Cabdi Xaashi shir jaraa’id qabto.

- Advertisement -

War-saxaafadeed ay soo saareen xubnaha Guddiga matalayay garabka Cabdi Xaashi ee la kulmay Guddiga ka socda garabka Mahdi Guuleed ayaa waxay ku eedeeyeen Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka inuu diidan yahay hab qeybsiga dhismaha Guddiga jiheynta doorashada.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo Qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku beeniyay eedeynta iyo warqadaba kuna tilmaamay mid aan sal iyo raad laheyn.

Waxaa muuqata in doodda ugu adag ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka inay tahay arrinta Somaliland, waxaana illaa hadda muuqata in is faham laga gaaray qodobadii kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts