HomeWararMahdi Guuleed oo beeniyay Eed ay u jeediyeen Garabka Cabdi Xaashi

Mahdi Guuleed oo beeniyay Eed ay u jeediyeen Garabka Cabdi Xaashi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa beeniyay Qoraal la faafiyay oo lagu sheegayay in Golaha Siyaasiyiinta Somaliland garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ay heshiis la gareen isaga kuna aadan Arrinta Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi. Mahdi Guuleed ayaa sheegay in uusan jirin wax kulan iyo heshiis oo dhexmaray isaga iyo Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa beeniyay Qoraal la faafiyay oo lagu sheegayay in Golaha Siyaasiyiinta Somaliland garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ay heshiis la gareen isaga kuna aadan Arrinta Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi.

Mahdi Guuleed ayaa sheegay in uusan jirin wax kulan iyo heshiis oo dhexmaray isaga iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland garabka Cabdi Xaashi, isla markaana Qoraalka la faafiyay uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.

- Advertisement -

“Warqaddan la wareejinaayo waxba kama jiraan. Waa been aan sal iyo raad toona lahayn” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta oo ka hadlaayay heshiis la sheegay in isaga iyo garabka Cabdi Xaashi wada gaareen.

Qoraalka la faafiyay ayaa lagu soo bandhigay is afgarad ku saabsan saddex qodob iyo qodob aan la isku afgaran oo la sheegay inuu diidan hahay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, gaar ahaan qodobka dhismaha Guddiyada doorashooyinka oo ay labada dhinac u soo dhisaan si isla eg, heshiisna lagu yahay.

Sidoo kale Qoraalka ayaa lagu soo jeediyay inay lagama maarmaan tahay in shirka doorashooyinka dalka looga hadlayo uu noqdaa mid muuqaalka Midnimada JFS ka muuqdo oo ay u dhan yihiin saamileyda siyaasadeed ee dalka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu beeniyay Mahdi Guuleed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts