HomeWararPuntland oo soo saartay Amar lagu xoojinayo Qorista Af-Soomaaliga

Puntland oo soo saartay Amar lagu xoojinayo Qorista Af-Soomaaliga

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Bulshada kunool deegaanada maamulkeeda ku amartay inay bedelaan magacyada iyo Qoraalada ku qoran luuqadaha qalaad ee u adeegsadaan boorarka iyo Magacyada goobaha Ganacsiga. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Ciise Cismaan ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo bishaan May 2021 Maamulka Puntland uu bilaabi doono dib […]

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Bulshada kunool deegaanada maamulkeeda ku amartay inay bedelaan magacyada iyo Qoraalada ku qoran luuqadaha qalaad ee u adeegsadaan boorarka iyo Magacyada goobaha Ganacsiga.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Ciise Cismaan ayaa waxaa lagu sheegay in laga bilaabo bishaan May 2021 Maamulka Puntland uu bilaabi doono dib u eegista boorarka meelaha lagu dhejiyo ama goobaha Ganacsiga.

- Advertisement -

Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa cid kasta oo boorar dhegsanaysa ama goob Ganacsi magac ula baxaysa fartay in ay isticmaalan Af Soomaaliga, isla markaana la joojiyo adeegsiga luuqadaha qalaad.

Ugu dambeyn Wasaaradda ayaa tilmaamtay in Boorarka iyo magac bixinta la waafajiyo Xeerka Ilaalinta Af-Soomaaliga, kaas oo faafinta rasmiga ah ku soo baxay 15 December 2020.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Puntland.

- Advertisement -

 

Latest stories