HomeWararHirshabeelle oo markale Baaq kasoo saartay Dagaal ka socdo Gobolka Hiiraan

Hirshabeelle oo markale Baaq kasoo saartay Dagaal ka socdo Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beleedka kasoo cusboonaaday deegaano hoos yimaada Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Guddoomiye Dr Cabdixakiim Luqmaan oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in beelaha dagaalamaya looga baahan yahay inay Colaalada ku joojiyaan, si shuruud la’aan ah, wuxuuna xusay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beleedka kasoo cusboonaaday deegaano hoos yimaada Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Guddoomiye Dr Cabdixakiim Luqmaan oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in beelaha dagaalamaya looga baahan yahay inay Colaalada ku joojiyaan, si shuruud la’aan ah, wuxuuna xusay in xilliga la taagan yahay Gobolka Hiiraan xamili karin colaad .

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday dagaaladii dhexmaray labada maleeshiyo beeleed, halka kuwa dhaawacmay uu u rajeeyay Caafimaad, kana dalbaday joojinta dagaalka.

Khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa soo kala gaaray beelaha ku dagaalamayay deegaano hoostega Magaalada Baladweyne, waxaana dhowr jeer guulddareystay dadaalo lagu doonayay in lagu soo afjaro Colaada, iyadoona dagaalka uu salka ku haayo arrimo la xiriira dhul-daaqsiyeed.

Magaalada Baladweyne ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Hirshabeelle oo halkaas u tegay sidii loo joojin lahaa dagaalka, isla markaana heshiis looga gaari lahaa Colaada kasoo cusboonaatay Gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts