HomeCaalamkaXoghayaha Ururka Islaamka oo ka hadlay xad-gudubyada ay Yahuuddu ka waddo dhulka...

Xoghayaha Ururka Islaamka oo ka hadlay xad-gudubyada ay Yahuuddu ka waddo dhulka Falastiin

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Haddal uu ka jeediyay xoghayaha ururka iskaashiga  islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas  ayuu ku canbaareeyay xadgudubyada Israa’iil ay ka waddo goobaha barakeysan ee dhulka Falastiin. Xoghayaha ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay mas’uuliyad iska saarto sidii loo joojin lahaa xadgudubyada iyo gardarada Israa’iil  ay ku heyso shacabka Falastiin. Xoghayaha ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haddal uu ka jeediyay xoghayaha ururka iskaashiga  islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin kulanka Wasiirada arrimaha dibadda ee ururkaas  ayuu ku canbaareeyay xadgudubyada Israa’iil ay ka waddo goobaha barakeysan ee dhulka Falastiin.

Xoghayaha ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay mas’uuliyad iska saarto sidii loo joojin lahaa xadgudubyada iyo gardarada Israa’iil  ay ku heyso shacabka Falastiin.

- Advertisement -

Xoghayaha ayaa sheegay in ururka islaamku garab taaganyahay shacabka Falastiin kana shaqeynaayo sidii uu  ku heli lahaa  dowladd ay caasimad u tahay Qudus.

Xoghayaha ayaa uga mahadceliayay dowladda boqortooyada Sacuudiga oo shirkaan isagu yeertay sida ay u garab taaganatahay xuquuqda shacabka Falastiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts