HomeCaalamkaDiyaaradaha Caalamiga oo hakiyey duulimaadyadii ay ku tegi jireen Israa’iil

Diyaaradaha Caalamiga oo hakiyey duulimaadyadii ay ku tegi jireen Israa’iil

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israa’il ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv. Gantaalaha kooxaha wax iska caabinta ee Falastiiniyiinta ayaa awood u yeeshay inay gaaraan garoonka diyaaradaha Isaraa’il iyo magaalooyinka kale ee ay Israa’il xoogga ku haysato. Shirkadaha Delta Airlines, United Airlines, Lufthansa iyo Austrian ayaa isbeddel ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha caalamiga ayaa hakiyay duulimaadyadoodii ay ku tegi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israa’il ee Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv.

Gantaalaha kooxaha wax iska caabinta ee Falastiiniyiinta ayaa awood u yeeshay inay gaaraan garoonka diyaaradaha Isaraa’il iyo magaalooyinka kale ee ay Israa’il xoogga ku haysato.

- Advertisement -

Shirkadaha Delta Airlines, United Airlines, Lufthansa iyo Austrian ayaa isbeddel ku sameeyay jadwalkoodi duulimaad ee ay ku tegi jireen Israa’il.

Sidoo kale Etihad Airways iyo Fly dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraatka ay si rasmi u joojiyay  duulimaadyadii ay ku aadi lahaayen Israa’il.

Israa’il ayaa duqeyn aan kala sooc lahayn  ka fulisay  marinka Gaza, waxeyna ku dishay in ka badan 180 qof oo ay ku jiraan 50 carruur ah.

- Advertisement -

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobe  ayaa lagu wadaa inuu maanta kulan ka yeesho xaaladda Falastiin iyo Israa’il si xal deg deg ah looga gaaro dagaalka socda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts