HomeWararWariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Warbaahinta Dalsan oo geeriyooday

Wariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Warbaahinta Dalsan oo geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Alle ha u naxariisto Wariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan ayaa goordhaw ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho,kadib xanuun dhanka Wadnaha ah oo maalmaha uu isbitaalka la jiifay. Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan waxay tacsi tiiraanyo ley u dirayaan Ehelkii,Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumku dhammaantood samir iyo iimaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alle ha u naxariisto Wariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan ayaa goordhaw ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho,kadib xanuun dhanka Wadnaha ah oo maalmaha uu isbitaalka la jiifay.

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan waxay tacsi tiiraanyo ley u dirayaan Ehelkii,Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumku dhammaantood samir iyo iimaan Alle haka siiyo,isagana waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannadii ka waraabiyo.

- Advertisement -

Marxuum Axmed Xuseen Caddow ayaa Tifaftire kasoo noqday Idaacadda Dalsan isagoo ka mid ahaa shaqaalaha ugu firfircaan Warbaahinta Dalsan.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun!!.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts