HomeWararRW Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

RW Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed  Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay Djibuuti uga qeyb galeen caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul waasaraha  dalka ayaa ka tirsanaa Madaxda Wadamada Afrika iyo kuwa Caalamka ee ka qeyb galay Caleema saarkii Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed  Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay Djibuuti uga qeyb galeen caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Ra’iisul waasaraha  dalka ayaa ka tirsanaa Madaxda Wadamada Afrika iyo kuwa Caalamka ee ka qeyb galay Caleema saarkii Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu doortay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas 23 April 2021.

- Advertisement -

Madaxweyne Geelle ayaa markii shannaad loo caleemo saaray taladda isagoo helay tirada codadkii dadweynuhu dhiibteen inta ugu badan oo ah 98.41%.

Latest stories