HomeCaalamkaMadaxweynaha Pakistan oo si kulul uga hadlay xasuuq Yuhuuddu ku hayso shacab...

Madaxweynaha Pakistan oo si kulul uga hadlay xasuuq Yuhuuddu ku hayso shacab Falastiin

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Pakistaan Caarif Calawi ayaa ku tilmaamay waxa ka socda Falastiin in ay yihiin xadgudub iyo arxan darro ay sameyneyso Israa’il. Madaxweynaha Pakistaan ayaa sheegay in israa’iil xasuuq ku hayso shacab Falastiin oo ay rabto inay dhulkooda ka barakiciso.   “Waxa ka socda Falastiin ma ahan dagaal u dhaxeeya laba dhinac oo iska soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Pakistaan Caarif Calawi ayaa ku tilmaamay waxa ka socda Falastiin in ay yihiin xadgudub iyo arxan darro ay sameyneyso Israa’il.

Madaxweynaha Pakistaan ayaa sheegay in israa’iil xasuuq ku hayso shacab Falastiin oo ay rabto inay dhulkooda ka barakiciso.

- Advertisement -

 

“Waxa ka socda Falastiin ma ahan dagaal u dhaxeeya laba dhinac oo iska soo horjeeda ee waa xadgudub ka socda hal dhinac, ayuu yiri madaweyane Caarif Calawi”.

Madaxweynaha ayaa intaas ku daray in dhulka Falastiin la xorayn doono.

- Advertisement -

Tan iyo Isniintii hore , waxay Israa’iil duqayn ku dishay 181 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 52 carruur  iyo 31 haween ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts