HomeCaalamkaYahuudda oo weerar cirka ah ku dishay xubin sare oo ka tirsanaa...

Yahuudda oo weerar cirka ah ku dishay xubin sare oo ka tirsanaa xoogagga iska caabinta Falastiin

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Militariga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeyn cirka ah ay ku dileen hoggaamiyaha kooxda ka dagaalanta waqooyiga Qaza ee Hussam Abu Harbeed. Militariga ayaa sheegay in Abu Harbeed uu mas’uul ka ahaa dhowr gantaal oo kuwa lidka taangiyada ah oo lagu gannay Israa’iil, kuwaasi oo uu ka mid ahaa gantaal dhaawac fudud gaarsiiyay qof shacab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Militariga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeyn cirka ah ay ku dileen hoggaamiyaha kooxda ka dagaalanta waqooyiga Qaza ee Hussam Abu Harbeed.

Militariga ayaa sheegay in Abu Harbeed uu mas’uul ka ahaa dhowr gantaal oo kuwa lidka taangiyada ah oo lagu gannay Israa’iil, kuwaasi oo uu ka mid ahaa gantaal dhaawac fudud gaarsiiyay qof shacab ah.

- Advertisement -

Wuxuu sidoo kale hoggaaminayay madaafiicda la hago ee lagu tuurayay Israa’iil ee khasaarihii u dambeeyay sababay.

Kooxdan Islamic Jihad ayaanan durbadiiba xaqiijinin geerida hogaamiyaha kooxdan balse wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganeyso ilo wareedyo kooxda ka tirsan, ayaa baahisay geerida Abu Harbeed.

Warbaahinta Qaza ayaa sheegtay in hoggaamiyahan maanta lagu dilay duqeyn cirka ah oo ka dhacday gurigiisa Beit Lahiya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts