HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo gaaray dalka Jabuuti iyo ujeedka safarkiisa

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray dalka Jabuuti iyo ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jabuuti kusoo dhaweeyay dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale, waxaana intaas kadib loo galbiyay hadalka loo diyaariyay inuu dego isaga iyo wafdigiisa. Ujeedka Ra’iisul […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jabuuti kusoo dhaweeyay dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale, waxaana intaas kadib loo galbiyay hadalka loo diyaariyay inuu dego isaga iyo wafdigiisa.

- Advertisement -

Ujeedka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Rooble ayaa waxaa uu yahay ka qeyb galka Munaasabadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad dib loo doortay.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kulamo la qaadan doona qaar kamid ah Madaxda ka qeyb galeysa Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle, iyagoo ka arrinsan doona xaaladda Soomaaliya iyo Arrimo kale.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii 5-aad oo xiriir ah ku guuleystay doorashada Madaxtinimada dalka Jabuuti, waxaana Caleemo-saarkiisa ka qeyb galaya Madax badan oo lagu casuumay.

Latest stories