HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo tagay Magaalada Gaalkacyo

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo tagay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca dhulka kaga soo ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka ayaa ku gaaray Magaalada Galkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa Gaalkacyo waxaa kusoo dhaweeyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Federaalka General Kaniif oo Maanta halkaas gaaray iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada.

- Advertisement -

Madaxweyne Qoorqoor ayaa ku hakaday Magaalada Cadaado oo uu kula kulmay Mas’uuliyiinta Magaalada iyo Odayaasha dhaqanka, isagoo kala hadlay xaaladda guud ee Cadaado iyo amniga.

Ujeedka Madaxweyne Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay xal ka gaarista qalalaaso ka dhashay dilkii dhawaan halkaas loogu gaystay Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo la tilmaamay inuu ahaa Samafale.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinaayay Wasiiro, Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug, iyagoona saakay ka ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.

- Advertisement -

Latest stories