HomeWararDuqa Muqdisho oo Digniin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Duqa Muqdisho oo Digniin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah Waddooyinka Caasimadda dalka. Ujeedka kormeer Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa uu ahaa mid uu ku doonayay inuu ugu kuur galo nadaafada waddooyinka Magaada Muqdisho oo qaarkood ay xireen biyaha roobabkii da’ay iyo qashin farabadan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah Waddooyinka Caasimadda dalka.

Ujeedka kormeer Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa uu ahaa mid uu ku doonayay inuu ugu kuur galo nadaafada waddooyinka Magaada Muqdisho oo qaarkood ay xireen biyaha roobabkii da’ay iyo qashin farabadan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in aan la aqbali doonin nadaafaddarida ka jirta qaar kamid ah waddooyinka ku yaalla Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Sidoo kale Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa tilmaamay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka lagula xisaabtamayo bilicda degmadooyinka, Guddoomiye kasta laga rabo bilicda wadada.

Waddooyinka qaar ee Muqdisho ayaa waxaa yaalla biyaha roobabkii maalmo kahor ka da’ay Caasimadda iyo qashin farabadan, iyadoona kormeerka Maanta Cumar Filish ku tegay waddooyinka ay ku wehlinayeen qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts