HomeCaalamkaShiinaha oo lagu Eedeeyay in uu si ku talagal ah u fasaxay...

Shiinaha oo lagu Eedeeyay in uu si ku talagal ah u fasaxay Gantaalka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ha’yadda maamusho Hawada Sare ee Mareykanka ayaa dhaleeceysay Shiinaha isla markaana sheegtay inuu xakameyn waayay mid kamid gantalladiisa fakaday ee badda kusoo dhacay. Ha’yadda NASA waxay sheegtay in Shiinaha uu ku guuldareystay in uu raaco mas’uuliyadda ah in uu qaado tallaabo ka hor inta aanan gantaalka baxsan. Shiinaha ayaa doordibay in gantaalka uu si iskiis […]

- Advertisement -

Ha’yadda maamusho Hawada Sare ee Mareykanka ayaa dhaleeceysay Shiinaha isla markaana sheegtay inuu xakameyn waayay mid kamid gantalladiisa fakaday ee badda kusoo dhacay.

Ha’yadda NASA waxay sheegtay in Shiinaha uu ku guuldareystay in uu raaco mas’uuliyadda ah in uu qaado tallaabo ka hor inta aanan gantaalka baxsan.

- Advertisement -

Shiinaha ayaa doordibay in gantaalka uu si iskiis ah usoo laabto inkasta oo ay xakameyn kareyn, Shiinaha wuxuu in arrintaas ay tahay mid caadi ah balse dalalka kale ayaa qabaa in gantaallada hawada sare loo diro loo soo dejiyo si xakameysan.

Balse Shiinaha ayaa qiray in gantaalkan oo dhulka ku soo wajahnaa uu burburkiisa ku soo dhacay Badweynta Hindiya meel u dhaw jasiiradda Maldive.

Dhawaan ayay aheyd markii Mareykanka uu sheegay in qorshaha uusan ugu jirin inay soo ridaan gantaalka balse ay ku rajo weynaayeen in uu kusoo badda.

Latest stories