HomeCaalamkaGantaalkii Shiinaha ee walaaca abuuray oo ugu dambayntii la burburiyey

Gantaalkii Shiinaha ee walaaca abuuray oo ugu dambayntii la burburiyey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Warbaahinta Shiinaha ayaa shaacisay in lagu guuleystay in la burburiyo gantaalkii Long March 5B Y2, kaasi oo maalmahan jahwareer xoogan ka dhaliyey Caalamka. Gantaalka ayaa waxaa lagu burburiyey, xilli uu marayey Badda Carbeed (Arabian Sea), xagal ahaan 72.47° Bari, iyo 2.65° Waqooyi. Wararku waxaaa ay sheegayaan inuu Gantaalku si rasmi ah ugu dhacay meel ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Shiinaha ayaa shaacisay in lagu guuleystay in la burburiyo gantaalkii Long March 5B Y2, kaasi oo maalmahan jahwareer xoogan ka dhaliyey Caalamka.

Gantaalka ayaa waxaa lagu burburiyey, xilli uu marayey Badda Carbeed (Arabian Sea), xagal ahaan 72.47° Bari, iyo 2.65° Waqooyi.

- Advertisement -

Wararku waxaaa ay sheegayaan inuu Gantaalku si rasmi ah ugu dhacay meel ku dhow Jesiirada Maldives ee ku dhex taallo Badweynta Hindiya.

Qeybo ka mid ah haraaga burburka Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2 waxa uu ku burburay K/Galbeed ee dalka Hindiya iyo dalka Sri Lanka.

Dhinaca kale, Milliteriga Mareykanka waxaa ay xaqiijiyeen burburka Gantaalkaasi,  balse ma aysan caddaynin halka uu ku dhacay, Gantaalkaasi oo dhererkiisu dhan yahay 30 mitir waxaa uu culayskiisu dhan yahay 21-ka tan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts