HomeCaalamkaWaqtiga uu Hawada sare soo galayo Gantaalka Shiinaha oo la shaaciyay

Waqtiga uu Hawada sare soo galayo Gantaalka Shiinaha oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Hay’adda Midowga Europe ee Hawlaha Hawada Sare ee loo soo gaabiyey EU SST ayaa waxaa ay ku sheegtay inuu Gantaalka Long March 5B Y2 mar kale uu Hawada sare soo geli doono saqda Dhexe ee Caawa ilaa berrito Subax oo Axad ah. Gantaalka ayaa waxaa uu Abaaraha 03:11 daqiiqo ee saqda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Hay’adda Midowga Europe ee Hawlaha Hawada Sare ee loo soo gaabiyey EU SST ayaa waxaa ay ku sheegtay inuu Gantaalka Long March 5B Y2 mar kale uu Hawada sare soo geli doono saqda Dhexe ee Caawa ilaa berrito Subax oo Axad ah.

Gantaalka ayaa waxaa uu Abaaraha 03:11 daqiiqo ee saqda Dhexe ee xalay dul mari doono Badda Mediterranean Sea, Koonfurta Qaaradda Europe,  Koonfurta dalka Bortiqiiska , Spain iyo Greek.

- Advertisement -

Hay’adda kale ee Duullimaadka Hawada Sare ee The Aerospace Coperation ee dalka Maraykanka waxay sheegtay inuu Gantaalka Shiinaha soo geli doono Hawada dhulka Caawa ilaa berri Subax.

Wararka isbedayo ee Gantaalkaasi ayaa waxaa ay kuwii u dambeeyey sheegayaan in Gantaalka uu berri Subax ku dhici doono Deegaan u dhow dalka New Zealand.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts