HomeCaalamkaGole Wasiiro Dowladeed oo shaaciyey Maalinta Ciiddul Fitriga

Gole Wasiiro Dowladeed oo shaaciyey Maalinta Ciiddul Fitriga

Date:

Related stories

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Golaha Wasiirada ee dalkaasi ayaa lagu shaaciyey in Fasaxa Maalmaha Ciiddul-Fitriga ay bilaaban doonto maalinta Arbacada oo ku beegan bishan May 12-da, iyadoo Munaasabadaasi  socon doonto ilaa bishan May 16-da oo ku beegan maalinta Axadda ee soo socota. Qoraalka ayaa waxaa kaloo lagu xusay inay Shaqaalaha Dowladda Sudan dib ugu […]

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Golaha Wasiirada ee dalkaasi ayaa lagu shaaciyey in Fasaxa Maalmaha Ciiddul-Fitriga ay bilaaban doonto maalinta Arbacada oo ku beegan bishan May 12-da, iyadoo Munaasabadaasi  socon doonto ilaa bishan May 16-da oo ku beegan maalinta Axadda ee soo socota.

Qoraalka ayaa waxaa kaloo lagu xusay inay Shaqaalaha Dowladda Sudan dib ugu laaban doonaan shaqooyinkooda bishan May 17-da.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sacuudiga ayaa waxaa markii ugu horeysay shaaciyeen inay Taariikhda Kalandarka Islaamka loo isticmaalayo Teknoolajiyada Cilmiga Xiddigiska (Falaga), halkii loo adeegsan jirey Dhaqanka Aragtida Bisha.

Sheekh C/llaahi Bin Suleymaan Al-Manc oo La-taliye ka ah Maxkamadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay inuu sanadkan Ramadaanku noqon doonto 30 malmood, sida uu ku sheegay Wareysi uu siiyey Shabakadda Warbaahinta ee  Al Shorouq Online.

Waxa uu ugu baaqay dadka doonaya inay bilashada bisha cusub eegan dhamaadka bishan Ramadaan inay sii wadi karaan arrintaasi.

- Advertisement -

Sacuudiga ayaa sheegeen in bishan Ramadaan la soomi doono 30-maalmood,  inkastoo lagu kala duwan yahay Aragtidaasi.

Latest stories