HomeCaalamkaJen. C/fitaax Al-Burhaani oo booqasho ku tegay Imaaraadka iyo ujeedkiisa

Jen. C/fitaax Al-Burhaani oo booqasho ku tegay Imaaraadka iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Suudan, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhaani ayaa waxa uu Maanta booqasho rasmi ah ku tegay Imaaraadka, isagoo Madaxda dalkaasi kala xaajoon doona Xiriirka Labada Waddan,  Dhacdooyinka Mandiqada iyo Muranka ee Suudan iyo Itoobiya. Jeneral Al-Burhani ayaa waxaa uu booqasho 2 maalmood ah ku joogi doonaa dalkaasi, sida ay Warbaahinta […]

- Advertisement -

Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Suudan, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhaani ayaa waxa uu Maanta booqasho rasmi ah ku tegay Imaaraadka, isagoo Madaxda dalkaasi kala xaajoon doona Xiriirka Labada Waddan,  Dhacdooyinka Mandiqada iyo Muranka ee Suudan iyo Itoobiya.

Jeneral Al-Burhani ayaa waxaa uu booqasho 2 maalmood ah ku joogi doonaa dalkaasi, sida ay Warbaahinta Qaranka Sudan shaacisay. Wafdiga ku wehliya Safarkaasi waxaa ka mid ah Wasiirka Golaha Wasiirada ee Suudan,  Engineer Khaalid Cumar Yuusuf.

- Advertisement -

Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa ay dadaal Diplomaasiyadeed ugu jirtay dhexdhexaadin Dowladaha Sudan iyo Ethiopia oo iyago isku haysta laba Qaddiyadood oo kala ah:

Muran dhanka Xuduudka ay wadaagaan iyo Khilaaf kale oo  Saddex Geesood ah oo ku Aadan Dhismaha Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD oo ay isku haystaan Dowladaha Sudan, Ethiopia iyo Masar.

Si kastaba ha ahaatee, Socdaalka uu Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Suudan ku tegay Imaaraadka waxay ku soo beegantay, iyadoo uu Madaxweynaha dalka Koongada Dimuqraadiga, ahna Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa,

Latest stories