HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Itoobiya ee Somalia

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Itoobiya ee Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiga Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoorqoor iyo Denjire Cabdifitaax Cabdullaahi ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo caqabadaha weli hor taagan qabsoomnida doorashada dhaceysa oo aan weli heshiis laga gaarin. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiga Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor iyo Denjire Cabdifitaax Cabdullaahi ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo caqabadaha weli hor taagan qabsoomnida doorashada dhaceysa oo aan weli heshiis laga gaarin.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa labada Mas’uul ay uga hadleen Arrimaha deegaanada Maamulka Galmudug, waxaana Madaxweyne Qoorqoor uu Safiirka Itoobiya uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu u qaabilay.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa sidoo kale Safiirka ugu hambalyeeyay xilka cusub ee loo magacaabay, waxaana uu u rajeeyay inuu gudan doono shaqadii loo soo idmaday oo safiirnimo ah.

Safiirka cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan oo dhawaan laga guddoomay warqadaha ayaa kulamo ka bilaabay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda, kuwaasi oo ku aadan xaaladda dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts