HomeWararXukuumadda xilgaarsiinta oo ka hadashay Mas'uul lagu dilay Magaalada Muqdisho

Xukuumadda xilgaarsiinta oo ka hadashay Mas’uul lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hadashay Abuukaate ka tirsanaa Wasaaraddaas oo maqribnimadii Caawa lagu dilay xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa la tilmaamay inay dileen Abuukaataha oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdi Maxamed, isagoo u geeriyooday xabbado lagu dhuftay. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hadashay Abuukaate ka tirsanaa Wasaaraddaas oo maqribnimadii Caawa lagu dilay xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa la tilmaamay inay dileen Abuukaataha oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdi Maxamed, isagoo u geeriyooday xabbado lagu dhuftay.

- Advertisement -

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda ayaa waxaa ay tacsi ugu dirtay Ehelada Marxuum Cabdullaahi Cabdi, waxaana ay xaqiijiyeen in lagu dilay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Raggii ka dambeeyay falkaas ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday, waxaana halkaas tegay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda iyo qaar kamid Ehelada Marxuumka oo meydka qaaday.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka tan iyo markii la guda galay bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa ka dhacay dilal qorsheysan oo ay geysteen rag hubeysan, waxsaana dilalkaas ay qeyb ka noqonayaa dilal horey uga dhacay Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts