HomeWararMuxuu yahay ujeedka Safarka Madaxweynaha Puntland ee Nairobi?

Muxuu yahay ujeedka Safarka Madaxweynaha Puntland ee Nairobi?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Gobholeedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu weli ku sugan yahay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya oo uu ku hakaday, xili uu kusii jeedo dalka Kenya. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in sababta uu Madaxweyne Deni ugu hakaday Addis Ababa ay tahay inuu halkaas kula kulmo Guddoomiyaha Shirkadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Gobholeedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu weli ku sugan yahay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya oo uu ku hakaday, xili uu kusii jeedo dalka Kenya.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in sababta uu Madaxweyne Deni ugu hakaday Addis Ababa ay tahay inuu halkaas kula kulmo Guddoomiyaha Shirkadda DP World Suldaan Axmed Bin Sulaymaan oo shalay socdaal ku tegay Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland iyo Guddoomiyaha Shirkadda DP World ayaa kulankooda waxaa la tilmaamay inay uga wada hadli doonaan arrimo ku saabsan heshiiska DP World ee Dekedda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Madaxweyne Deni ayaa waxaa uu safarkiisa Magaalada Nairobi ku saabsan yahay dhaqaajinta mashruuca dhismaha wadada Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo, kaas oo ay hadda gacanta ku hayso hay’adda Qaramada Midoobay ee UNOPS.

Inta uu ku sugan yahay Madaxweynaha Puntland, Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas iyo xubno kamid ah Beesha Caalamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts