HomeWararMaxkamadeynta Rag loo heysto dilkii Cabdixakiin Dhaga-juun oo Maanta markale bilaabatay

Maxkamadeynta Rag loo heysto dilkii Cabdixakiin Dhaga-juun oo Maanta markale bilaabatay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay mar kale dib u bilowday dhageysiga kiiska dilkii loo geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhaga-juun. Maxkamadda ayaa horey u bilowday Maxkamadeynta 7 ruux oo loo heysto dilkii Allaha u naxariistee Guddoomiye Dhaga-juun, kuwaasi oo 24-kii bishii Apr 2021 la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay mar kale dib u bilowday dhageysiga kiiska dilkii loo geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhaga-juun.

Maxkamadda ayaa horey u bilowday Maxkamadeynta 7 ruux oo loo heysto dilkii Allaha u naxariistee Guddoomiye Dhaga-juun, kuwaasi oo 24-kii bishii Apr 2021 la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Jeneraal Cabdullaahi Buulle Kameey ayaa horey u sheegay in dilkii loo geystay Cabdixakiin Dhaga-juun uu ahaa mid dhacay si kula kac ah, ayna ku ogaadeen baarista la sameeyay.

Fadhiga Maxkamadda ayaa waxaa Maanta ku sugan Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada, rag loo heysto dilka marxuumka oo ay Saraakiil Booliis ah ku jiraan, Ehelada Marxuumka iyo xubno kale.

Si kastaba Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhaga-juun ayaa 21-kii Janaayo lagu dilay, xili habeen ah Is-rasaaseyn ka dhacday meel ku dhow Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts