HomeWararWebiga Shabeelle oo fatahado hor leh sameeyey iyo waddo Go’day

Webiga Shabeelle oo fatahado hor leh sameeyey iyo waddo Go’day

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaybo ka mid ah tuulooyinka hoostega Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ayaa wali wax ka socda fatahaaddaha uu sameeyey Webiga Shabeelle oo sababay barkac shacab fatahaadda webiga shabeelle oo 3 cisho ka hor ku fatahay tuulooyinka Baarey iyo moyko oo labadoodu ba u dhaw magaalada Jowhar. fatahaadda biyaha  ayaa gooyey dhul beereed aad u balaraan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaybo ka mid ah tuulooyinka hoostega Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ayaa wali wax ka socda fatahaaddaha uu sameeyey Webiga Shabeelle oo sababay barkac shacab fatahaadda webiga shabeelle oo 3 cisho ka hor ku fatahay tuulooyinka Baarey iyo moyko oo labadoodu ba u dhaw magaalada Jowhar.

fatahaadda biyaha  ayaa gooyey dhul beereed aad u balaraan oo ay ku beernaayeen wax soo saarka qaybahooda kala duwan, inkastoo Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle wali tiro koob rasmi ah kasoo saarin.

- Advertisement -

Isu socodka gaadiidka wadadda xiriirisa Jawhar iyo balcad ayey xanibeen biyaha maadama ay yihiin kuwa xoog ugu baahaya deegaanka, dhinac kale wararka ayaa sheegaya inay go’day wadadda jowhar iyo garoonka diyaaraddaha Maxamed dheere oo ay samayn ku yeesheen fatahaadda uu sameeyey Webiga Shabeelle.

Waxa jira cabsi laga qabo inay korodho qiimaha maceeshadda kala duwan maadaama ay fatahaadda sababi karto inay yaraadaan isu socodka gaadiidka deegaanka soo geliya badeecaddaha quutal daruuriga ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts