HomeCaalamkaRuushka oo laga dalbaday inay ka huleelaan Saldhig weyn oo ay dhisteen

Ruushka oo laga dalbaday inay ka huleelaan Saldhig weyn oo ay dhisteen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Suudan ayaa ka codsatay Dowladda Raashiya inay qalabkooda Milliteri ka daad-gureystaan Saldhig ay Ciiddanka Badda Raashiya ka dhisan lahaayeen Dekedda Port Sudan ee kaabiga ku haysa Badda Cas. Toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxay Warar ku aadan in la hakiyey Heshiis u dhexeeyey labada Dowladood oo lagu dhisi lahaa Saldhig Tas-hiilaad oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Suudan ayaa ka codsatay Dowladda Raashiya inay qalabkooda Milliteri ka daad-gureystaan Saldhig ay Ciiddanka Badda Raashiya ka dhisan lahaayeen Dekedda Port Sudan ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxay Warar ku aadan in la hakiyey Heshiis u dhexeeyey labada Dowladood oo lagu dhisi lahaa Saldhig Tas-hiilaad oo ay ka hawlgeli lahaayeen 300 Askar Raashiyaan ah iyo 4 Maraakiibta Dagaalka ee ay ku rakiban yihiin Hubka Nukliyeerka

- Advertisement -

Safaaradda Raashiya ku leedahay magaalladda Khartoum ayaa waxaa ay hoos u dhigeen wararkaasi, iyagoo sheegay inaan weli si rasmi ah loogu soo wargelinin Joojintaasi.

Sarkaal Sudanese oo la hadlay Wargeyska AAWSAT ayaa sheegay in Taliyaha Ciiddanka Badda Suudan u yeeray Jeneral Raashiyaan ku sugan Dekedda Port Sudan, kun wargeliyeen Go’aanka Dowladda Sudan ee lagu joojiyey Ciiddamadda Raashiyaanka ee loo soo daabuli lahaa Saldhigga Milliteri ee ay ka dhisan lahaayeen Dekedda Port Sudan.

Taliyaha Ciiddanka Badda ee Suudan ayaa waxa kale oo uu ka codsaday Jeneralka Raashiyaanka inay dib u daad-gureystaan Qalabka Milliteri, Raadaarada iyo Qalabka Isgaarsiinta ee lagu rakibay Saldhigaasi.

- Advertisement -

W/Q: Ustaad Nuradin 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts