HomeCaalamkaSacuudiga oo dib u soo celiyey Markab waday Xoolo farabadan

Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab waday Xoolo farabadan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Markabka nooca xamuulka ee lagu magacaabo MV Mabrouka oo shixnad xoolo nool geeyey Dekedda Magaaladda Jeddh ee dalka Sacuudiga ayaa dib ugu laabtay Dekedda Port Sudan ee dalka Suudan. Warbaahinta gudaha ee dalka Suudan ayaa sheegtay inuu Markabkaasi waday 7,228 neef oo ido ah iyo 114 neef oo Geel ah. Hadal ka soo baxay Wasaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markabka nooca xamuulka ee lagu magacaabo MV Mabrouka oo shixnad xoolo nool geeyey Dekedda Magaaladda Jeddh ee dalka Sacuudiga ayaa dib ugu laabtay Dekedda Port Sudan ee dalka Suudan.

Warbaahinta gudaha ee dalka Suudan ayaa sheegtay inuu Markabkaasi waday 7,228 neef oo ido ah iyo 114 neef oo Geel ah.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegay inay Xoolahaasi ka heleen xanuunka qandhada ee Rift Vlley Fever, kadib, markii muunad dhiig oo laga qaaday lagu baaray Shaybaarka.

Waa markabkii u horeeysay oo Shixnad Xoolo ah geeyey Sacuudiga oo dib loogu soo celiyey dalka Sudan oo ah dalkii laga soo raray Xoolahaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts