HomeCaalamkaDowlad Muwaadiniinteeda ka qaadeysa xayiraadii Duulimaadyada Caalamiga

Dowlad Muwaadiniinteeda ka qaadeysa xayiraadii Duulimaadyada Caalamiga

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay inay  Muwaadiniintooda iska tallaalay COVID 19 u safri karaan dalalka Dibedda.

Go’aankaasi ayaa dhaqan-gal noqon doona  1-da Habeenimo ee Saqda Dhexe ee bishan May 17-da. Sharcigan cusub ayaa waxa uu dhigayaa in Muwaadiniinta Sacuudiga  ee labo jeer iska tallaalay Coronavirus ugu yaraan muddo labo isbuuc ah in loo oggolaan doono inay Dibedda u safraan.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ay kaloo sheegtay in Muwaadiniintooda ka soo bogsaday Fayriskaasi lixdiibilood ee ugu dambaysay waxaa loo fasixi doonaan Duullimaadyada Caalamiga.

Dadka da’dooda ka yar tahay 18 jir ee Sacuudiyaanka ah ee ka soo bogsaday COVID 19 waxaa iyagana loo fasaxay inay dalalka dibedda u dhoofi karaan.

Dhoofayaasha waxaa waajib ku ah inay Tallaalkooda ka xaqiijiyaan, iyadoo isticmaalayo  App-ka Dowladda ee Tawakkalna app. (using the government’s Tawakkalna app).

- Advertisement -

Sidoo kale, Dhoofayaasha Sacuudiyaanka ee dibeddaha ka soo laaanayo ayaa la sheegay in muddo hal isbuuc lagu karantiili doono Guriga, isla marka ay Sacuudiga ku soo laabtaan, iyagoo qaadan doona Baraitaanka COVID 19 Test dhamaadka isbuuca ay Sacuudiga ku soo laabtaan.

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories