HomeCaalamkaDad ku le'day Shil tareen oo ka dhacay Metro iyo gurmad ka...

Dad ku le’day Shil tareen oo ka dhacay Metro iyo gurmad ka socda 

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

23 qof ayaa ku dhintay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray  kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee metro. Kooxaha gurmadka deg deg ayaa ku howlan badbaadinta dad kale oo wali lagu la,yahay shiilkaasi sidoo kale duqa magaalada Claudia Sheinbaum oo tagay goobta shilka uu ka dhacay. Claudia Sheinbaum […]

- Advertisement -

23 qof ayaa ku dhintay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray  kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee metro.

Kooxaha gurmadka deg deg ayaa ku howlan badbaadinta dad kale oo wali lagu la,yahay shiilkaasi sidoo kale duqa magaalada Claudia Sheinbaum oo tagay goobta shilka uu ka dhacay.

- Advertisement -

Claudia Sheinbaum ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka  ku sheegay in wali howl-weenada gurmadka ay wadaan soo daad gureynta iyo caawinta dadka ay waxyeelada kasoo gaareen shilkaas .

Sidoo kale warbaahinta gudaha wadankaas ayaa soo tabaneyso in shilka uu ka dhacay buunda weyn oo ay maraan tareenada hase ahaate muuqaalada ay ka duubeen ay muujinayaan inay jiraan qasaarooyin intaa ka badan maadaama uu bur bur xooggan uu soo gaaray buundada.

Latest stories