HomeCaalamkaWafdi ka socda Mareykanka oo ku wajahan Suudan + ujeedka

Wafdi ka socda Mareykanka oo ku wajahan Suudan + ujeedka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Senator Christopher Kunz iyo Senator Chrisvan Hollen oo xubno ka ah Guddiga Xiriirada Dibedda ee Aqalka Senedka Maraykanka (Foreign Relations Committee) ayaa la filayaa inay maalinta Isniinta booqasho rasmi ah ku tagaan caasimadda dalka Suudan ee Khartoum. Wafdigaasi oo booqasho 3 maalmood ah ku joogi doona Suudan ayaa waxa uu qorshahood yahay sidii loo xoojin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Senator Christopher Kunz iyo Senator Chrisvan Hollen oo xubno ka ah Guddiga Xiriirada Dibedda ee Aqalka Senedka Maraykanka (Foreign Relations Committee) ayaa la filayaa inay maalinta Isniinta booqasho rasmi ah ku tagaan caasimadda dalka Suudan ee Khartoum.

Wafdigaasi oo booqasho 3 maalmood ah ku joogi doona Suudan ayaa waxa uu qorshahood yahay sidii loo xoojin lahaa Qaabka Shaqo ee lagu xoojinayo Iskaashiga xiriirada Sudane iyo Maraykanka (Streng thening cooperation for the Sudanese-American relations).

- Advertisement -

Wafdiga Maraykanka waxaa u qorsheysan inay la kulmaan Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, Jeneral C/Ftaax Burhan, RW Cabdalla Xamduuk, Wasiirka Caddaalada, Nasrudiin Cabdul-bari iyo Wasiirka Waraabka ee Sudan, Professor Yaasir Cabaas.

Labada dhinac waxay kaloo ka wada hadli doonaan Horumaradii ugu dambeeyey ee xiisaddii ka taagnayd Xuduudka Suudan iyo Ethiopia.

Dhinaca kale, Senator Christopher Kunz iyo Senator Chrisvan Hollen oo xubno ka ah Guddiga Xiriirada Dibedda ee Aqalka Senedka Maraykanka waxaa la filayaa inay booqdaan Xerada Qaxootiga ee Rakuba Camp oo hoy u ah Qaxootiga Ethiopianka ee soo magan-galay Gobalka Gedaref ee Bariga dalka Sudan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts