HomeCaalamkaSiyaasiyiin hal Arrin looga mamnuucay inay Booqdaan Faransiiska

Siyaasiyiin hal Arrin looga mamnuucay inay Booqdaan Faransiiska

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Faransiiska, Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in qaar ka mid ah Siyaasiyiinta dalka Lubnaan laga mamnuucay Faransiiska, kadib, markii ay ku fashilmeen inay dhisaan Xukuumad.

Wasiirka oo Shir Jaraa’id ku qabtay Jesiiradda Malta ayaa waxaa uu ku eedeeyey inay Siyaasiyiintaasi ku kaceen Musuqmaasaq, inkastoo uusan faahfaahin kale bixinin.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu sheegay inay Dowlada Faransiiska iyo Dowladaha Reer Europe ay qaadi doonaan Tallaabooyin ka dhan ah qaar ka mid ah Saraakiisha dalka Lubnaan ee weli ku lugta leh qalalaasaha Siyaasadeed ee ka taagan dalkooda.

Waddanka Lubnaan ayaa waxa uu bilaa Xukuumad ahaa tan iyo bishii August ee sanadkii hore, kadib, markii uu Ra’isul-wasaarihii dalkaasi, Xasan Dayib uu is-casilay, kadib, qarixii weynaa ee ka dhacay Dekedda Beyruut.

Tan iyo xilligaasi, Siyaasiyiinta dalka Lubnaan ayaa waxa ay ku fashilmeen dhismaha Xukuumad Cusub, iyadoo Siyaasigaasi Rug-caddaaga ee Sacad Al-xariiri xilkaasi loo magacaabay bishii October ee sanadkii hore, balse, weli ma uusan soo dhisin Xukuumad cusub.

Latest stories