HomeCaalamkaMareykanka oo wada qorshe uu ugu diyaar garoobayo dagaallo cusub

Mareykanka oo wada qorshe uu ugu diyaar garoobayo dagaallo cusub

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore. Khudbad Jimcihii  ​​uu jeediyay Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, ayuu ku sheegay in waddankiisa uu diyaar u yahay dagaallo kasta oo dhici karo mustaqbalka, kana duwan dagaalladii hore. Xoghayaha Difaaca Mareykanka ayaa yiri mar uu […]

- Advertisement -

Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore.

Khudbad Jimcihii  ​​uu jeediyay Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, ayuu ku sheegay in waddankiisa uu diyaar u yahay dagaallo kasta oo dhici karo mustaqbalka, kana duwan dagaalladii hore.

- Advertisement -

Xoghayaha Difaaca Mareykanka ayaa yiri mar uu booqanayay taliska Mareykanka ee Badweynta Baasifigga “Qaabka aan u dajinay qorshaheena dagaal ee soo socda waxay  noqondoontaa  mid gebi ahaanba ka duwan sidii aan u dagaallami jirnay dagaalladii hore.”

Austin, si toos ah ugama hadlin tartanka dalkiisa kala dhaxeeya waddamada Shiinaha iyo Ruushka, laakiin hadaladiisa ayaa ku soo beegmaya xilli xiisadda u dhaxeysa dalakan ay sii xumaaneysa.

Sidokale hadalkan ayaa ku soo beegmaya bilowgii bixitaanka Ciidamadda Mareykanka ee ku suganAfgaanistaan, arrinkaas oo uu amray Madaxweyne Joe Biden, ujeedkiisana uu ahaa in la soo afjaro dagaalkii ugu dheeraa ee Mareykanka iyo in dib loo dejiyo qorshaha Pentagon.

Latest stories