HomeWararMasar oo lagu soo rogay xaalad Deg-deg ah iyo Amar Culus oo...

Masar oo lagu soo rogay xaalad Deg-deg ah iyo Amar Culus oo la bixiyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne C/Fataax Saciid Xuseen Khaliil El-sisi ayaa waxa uu soo saaray Wareegto Jamhuuriya oo tirsigeedu yahay 174 ee sanadka 2021, taasi oo lagu caddeeyey in dalka Masar lagu soo rogay Xukun Xaallad Deg-deg ah (State of Emergency) oo muddo 3 bilood ah. Wareegtada waxaa lagu xusay in sababo la xiriira Xaalladaha Ammaanka iyo Caafimaadka loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne C/Fataax Saciid Xuseen Khaliil El-sisi ayaa waxa uu soo saaray Wareegto Jamhuuriya oo tirsigeedu yahay 174 ee sanadka 2021, taasi oo lagu caddeeyey in dalka Masar lagu soo rogay Xukun Xaallad Deg-deg ah (State of Emergency) oo muddo 3 bilood ah.

Wareegtada waxaa lagu xusay in sababo la xiriira Xaalladaha Ammaanka iyo Caafimaadka loo soo rogay Amarkaasi oo dhaqan galay 1-dii habeenimo ee saqdii dhexe ee xalay (Axad, April 25, 2021).

- Advertisement -

Go’aanka Xaalladda Deg-dega ee lagu soo rogay dalkaasi ayaa waxaa maanta lagu soo daabacay Faafinta Rasmiga ee dalkaasi (the Official Gazette).

Go’aankaasi ayaa la qaatay, kadib, markii la darsay Xaalladaha Ammaanka iyo Caafimaadka ee uu dalka Masar marayo.

Dhinaca kale, Go’aanku waxa uu awood u siinayaa Milliteriga iyo Boliska Masar inay qaadaan Tallaabooyinka muhiimka ee dalka looga badbaadinayo waxa loogu yeeray Argagixisada iyo Maalgelintooda, Sugidda Ammaanka Guud ahaan dalka Masar, Badbaadinta Hantida Dowladda iyo kuwa Dadweynaha, dhowrista Nolosha Muwaadiniinta dalkaasi oo tiradoodu gaarayso  in ka badan 100 million oo qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts