HomeWararMadaxweyne dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka howlgalay Soomaaliya 

Madaxweyne dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka howlgalay Soomaaliya 

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni ayaa waxaa uu darajooyinka u kordhiyey 40 Saraakiil Sarsare oo ka tirsan Ciiddanka Difaaca dalkaasi ee UPDF.

Sida laga soo xigtay Liis ay daabacday Afhayeenada Ciiddnka Uganda, Sarreeye Guute Falvia Byekwaso ayaa waxa ka muuqday in 7 Sarkaal oo darajadooda ahayd Sarreeye Guute loo dallacsiiyey Sarreeye Gaas (Major General), halka 77 kale oo Koloneel ahaa loo dallacsiiyey Sarreeye Guute (Brigadier General).

Dhinaca kale, Saraakiisha min hal darajo la dallacsiiyey ayaa waxaa ka mid ah  Taliyihii hore ee Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guute Kayanja Muhanga oo loo dallacsiiyey Sarreeye Gaas.

Waxa kale oo uu Muhanga dhawan ahaa Xiriiriyihii Hawlgalka wadajirka ee Ammaanka Kampala muddadii ay socotay Doorashadii Guud ee dalkaasi bilowgii sanadkan ee Madaxweyne Museveni  markii 6-aad loo doortay inuu hoggaamiyo dalkaasi oo uu dagaal Jabhadayn ku qabsaday bishii January 29-dii ee sanadkii 1986-dii.

W/Q: Ustaad Nuuradiin.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories