HomeCaalamkaMuhaajiriin ka badan boqol ruux oo ku dhimatay badda Mediterranean-ka

Muhaajiriin ka badan boqol ruux oo ku dhimatay badda Mediterranean-ka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hay’adda socdaalka nuhaajiriinta ee IOM ayaa sheegtay in  ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen badda  Mediterranean ,ka dib markii ay degtay doon yar oo sidday dad muhaajiriin ah oo ka badan 130-ruux. Warbixin hey’adaasi ay soo dhigeen baraha bulshada ayaa lagu sheegay in doontaasi oo ka sameysneyd caag ay ku degtay meel Woqooyi kaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda socdaalka nuhaajiriinta ee IOM ayaa sheegtay in  ugu yaraan 100 qof ay ku dhinteen badda  Mediterranean ,ka dib markii ay degtay doon yar oo sidday dad muhaajiriin ah oo ka badan 130-ruux.

Warbixin hey’adaasi ay soo dhigeen baraha bulshada ayaa lagu sheegay in doontaasi oo ka sameysneyd caag ay ku degtay meel Woqooyi kaga began caasimada Liibiya ee Tripoli.

- Advertisement -

Warar ayaa sheegaya inay jiraan laba doonyood oo kale oo ku dhibaataysan badda,xilli hirarka ama mowjadaha badda ay gaaraya  6-mitir .

In ka badan 350 qof ayaa la sheegayaa in sanadkan ay ku dhinteen badda Mediterranean .

Hay’adda socdaalka muhaajiriinta ee IOM ayaa baaq u dirtay dowladaha si ay dib ugu daabulaan maraakiibta baadigoobka iyo badbaadinta badda Mediterranean-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts