HomeCaalamkaSuudaan oo si kulul ula hadashay Itoobiya

Suudaan oo si kulul ula hadashay Itoobiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Suudaan waxay dhexda u gashay khilaaf muddo toban sano ah u dhaxeeyay Itoobiya iyo Masar oo ku saabsan biyo xireenka Itoobiya ay ka dhiseyso wabiga Niil bilihii ugu dambeeyayna waxaa ku dhacay isbadal weyn oo xagga aragtida ah. Marka laga wada hadlayo biyo-xireenka Itoobiya, hadalladii Suudaan ee soo dhoweynta lahaa waxay isku beddeleen kuwo shaki […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Suudaan waxay dhexda u gashay khilaaf muddo toban sano ah u dhaxeeyay Itoobiya iyo Masar oo ku saabsan biyo xireenka Itoobiya ay ka dhiseyso wabiga Niil bilihii ugu dambeeyayna waxaa ku dhacay isbadal weyn oo xagga aragtida ah.

Marka laga wada hadlayo biyo-xireenka Itoobiya, hadalladii Suudaan ee soo dhoweynta lahaa waxay isku beddeleen kuwo shaki iyo caro ay ka muuqdaan.

- Advertisement -

Isbadalkan, ayaa ka tarjumaya saameynta sii kordheysa ee milatariga ay ku leeyihiin dowlada kumeel gaarka ah taasoo la doonayo inay dhabaha u xaarto nidaam dimoqraadi ah ka dib markii xukunka laga tuuray hogaamiyihii mudada dheer xilka hayay Cumar Xasan Al-Bashiir.

Sare u kaca khilaaflka diblomaasiyadeed ayaa kordhay markii uu soo dhawaaday xilli roobaadkii Itoobiya ay balan qaaday inay billaabayso biyo xireenka kaas oo buuxsami doono sanadka labaad iyada oo aan wax heshiis ah laga gaarin sida loo samaynayo iyo hannaanka loo marayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts