HomeCaalamkaCovid-19 mar kale kusoo laba kacleeyay dalka Hindiya

Covid-19 mar kale kusoo laba kacleeyay dalka Hindiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Hindiya ayaa waxaay soo saartay warbixiinta maalinlaha ah ee  xanuunka Coronavirus 24 saac ee ugu danbeysay  iyadoo lagu sheegay in ay gaarso inka badan 300,000 kiis oo cusub in laga helay dalka oo dhan. Adeegayada caafimaadka ayaa la sheegaya in u  gabaabsi ka yahay goobah caafimaadka dalkaasi,waxaa sare u kacay heerka dhimashada dadka xanuunka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Hindiya ayaa waxaay soo saartay warbixiinta maalinlaha ah ee  xanuunka Coronavirus 24 saac ee ugu danbeysay  iyadoo lagu sheegay in ay gaarso inka badan 300,000 kiis oo cusub in laga helay dalka oo dhan.

Adeegayada caafimaadka ayaa la sheegaya in u  gabaabsi ka yahay goobah caafimaadka dalkaasi,waxaa sare u kacay heerka dhimashada dadka xanuunka u soo ritay markii labada ee u kusoo laba kacleyay Covid-19,warbixiin ay soo saartay  wasaaradda caaafimadka ayaa lagu sheegay in la helay 314,835 xaaladood khamiistay ah maantay ah.

- Advertisement -

Xanaankan ayaa waxaa u dhintay dad gaaraya 2,104 khamiisti maanta ah, dadka ka soo kabsaday xanaanka COVID-19 ayaa gaaray 184,657.

Guud ahaan dalka Hindiya ayaa kiisaska laga helay waxaa ay gaarayaan 15.93 milyan tanyo markii u bilowaday xanaankan Covid-19.

Isbitaalada ku yaalah waqooyiga iyo galbeedka Hindiya oo ay caasimada  New Delhi ay ku jirto ayaa soo saaray baaqayo ka dhanaha Ogsijiin ka oo ay shegeen in aysan haysan hawo bixiiyayaal ku filan.

- Advertisement -

Sidaa laga soo xigtay xogta lagu keydiyay dhanka Internet-ka xukuumadda Delhi ayaa sheegtay in saddex meelood labo goobah caafimaadka aysan heli Karin Sariiro lagu  baxnaaniyo bukaannada qaba xanuunka,dhakhaatiirta ayaa kula taliyay bukaannada  in ay guryahooda joogaan.

Ugu yaran 24bukaanno qabay Covid-19 ayaa ku dhintay gobolka Maharashtra kadib markii  loo wayay hawo bixiiyayaasha oo ay ka dhammaadeen iyo daawada looga hortago xanuunka Covid-19 oo aan laga heleyn goobah qaar dalka Hindiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts