HomeWararSheekh Shariif oo u guuray Waqooyiga Magaalada Muqdisho

Sheekh Shariif oo u guuray Waqooyiga Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay ka guuray hoygii uu ka deganaa agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in Sheekh Shariif uu degay Guri ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow Guri uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay ka guuray hoygii uu ka deganaa agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in Sheekh Shariif uu degay Guri ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow Guri uu Cabdicaiis ka degan yahay Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Dad ayaa ku warramay inay arkayeen gaadiid farabadan oo nooca dagaalka oo galbinayay Sheekh Shariif, xili uu tegayay halka loo diyaariyay inuu dego oo aad ugu dhow Isgoyska Mirinaayo.

Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan kasoo guuray hoygii uu ka deganaa agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, isagoona degay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshe Musharaxiinta Madaxweynaha ku dagayaan xaafadaha Magaalada Muqdisho, iyagoo ka guuraya goobihii ay degenaayeen ee nawaaxiga Garoonka diyaaradaha, kadib markii dowladda muddo kororsi sameeysay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts