HomeWararFarmaajo  oo ka hadlay dilkii loo gaystey Madaxweynihii Chad  Idriss Deby

Farmaajo  oo ka hadlay dilkii loo gaystey Madaxweynihii Chad  Idriss Deby

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii shalay dhaawac kasoo gaaray iska hor imaad hubeysan oo dhex maray Ciidanka dalkaas iyo kooxa hubaysan oo ka soo horjeeda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa yiri: “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca Jamhuuriyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay Talaadadii shalay dhaawac kasoo gaaray iska hor imaad hubeysan oo dhex maray Ciidanka dalkaas iyo kooxa hubaysan oo ka soo horjeeda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa yiri: “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan ugu tacsiyeynayaa hoggaanka iyo shacabka Chad, geeridii ku timid Madaxweyne Idriss Deby, oo dhintay shalay oo Talaado ahayd.”

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa intaa ku daray in Idriss Déby, uu ahaa Hoggaamiye dowladeed oo daacad ah, uuna dhintay isagoo ilaalinaya dadkiisa iyo qarankiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts