HomeWararDad ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay dalka Masar

Dad ku dhintay shil Tareen oo ka dhacay dalka Masar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta Masar ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay shilka tareenka ee ka shacay Duukh, ay kor u dhaaftay 23 qof, halka ku dhowaad 140 kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegayaa in dhacdadan loo xiray 23, Ruux oo uu ku jiro darawalkii tareenka. Xeer ilaalinta guud ee Masar Hamaada Al Saawii, ayaa amray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Masar ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay shilka tareenka ee ka shacay Duukh, ay kor u dhaaftay 23 qof, halka ku dhowaad 140 kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegayaa in dhacdadan loo xiray 23, Ruux oo uu ku jiro darawalkii tareenka.

Xeer ilaalinta guud ee Masar Hamaada Al Saawii, ayaa amray in xabsiga la dhigo 23 eedeysane oo lala xriirinaayo shilkan, kuwaa oo ay kujiraan wadahii  tareenka iyo kaaliyihiisa.

- Advertisement -

Talaadadii shalay, Wasiirka Gaadiidka Masar, Kaamil Al-Wazir, ayaa soo saaray 10 go’aan oo wax laga beddalaayo jagooyinka hoggaanka Tareennada Masar, kuwaa oo meel marintooda ay mas’uul ka yahiin waaxda tareennada ee dalka Masar..

Shilka tareenkan rogmaday ayaa ah kii seddexaad ee noociisa ah oo dhaca gudaha Masar wax ka yar bil, kii ugu waxyeelada badnaa ayaa noqonaya shilkii dhacay 26-kii Maarso, ee sanadkan kaa oo ay ku dhinteen dad gaaraya 32 ruux, halka 165 kalena ay ku dhaawacmeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts