HomeWararCiidanka xoogga dalka oo dhaq dhaqaaq ka wada gobolka Mudug

Ciidanka xoogga dalka oo dhaq dhaqaaq ka wada gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada xoogga dalka qeybta 21 aad ayaa saaka lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan koofurta gobolka Mudug, sida laga soo xigtay saraakiisha ciidanka. Waxay fadhiisamo cusub ka sameysteen degaanka Bajeele ee gobolka Mudug, iyadoo bulshada degaanadaas ku dhaqan kala hadleen ka wada shaqeynta amniga iyo la dagaalanka Alshabaab oo mararka qaar soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka qeybta 21 aad ayaa saaka lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan koofurta gobolka Mudug, sida laga soo xigtay saraakiisha ciidanka.

Waxay fadhiisamo cusub ka sameysteen degaanka Bajeele ee gobolka Mudug, iyadoo bulshada degaanadaas ku dhaqan kala hadleen ka wada shaqeynta amniga iyo la dagaalanka Alshabaab oo mararka qaar soo gala degaankaasi.
Saraakiisha Ciidanka horkacaysa ayaa madddooyinkii dambe waxaa ay sheegeen in ay kordhiyeen howlgalada ay ku kula dagaalamayaan Alshabaab ee ku sugan koofurta gobolka Mudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts