HomeWararQarax khasaaro gaystay oo ka dhacay inta u dhexeysa Balcad iyo Jowhar

Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay inta u dhexeysa Balcad iyo Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka helayno inta u dhexeysa Balcad iyo Gololeey ee Gobolka shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay qarax khasaaro badan dhaliyay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Wararku waxaa ay tilmaamayaan in gaari ay la socdeen dad shacab ah ay miino kula kacday inta u dhexeysa Balcad iyo Gololeey, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno inta u dhexeysa Balcad iyo Gololeey ee Gobolka shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay qarax khasaaro badan dhaliyay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Wararku waxaa ay tilmaamayaan in gaari ay la socdeen dad shacab ah ay miino kula kacday inta u dhexeysa Balcad iyo Gololeey, waxaana lasoo shegayaa in uu jiro khasaaro soo gaaray dadkaasi shacabka ah ee gaariga la socday.

- Advertisement -

Gaariga ayaa la sheegay in uu ka amba-baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana uu kusii jeeday Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana la sheegay in Qarax uu qabsaday gaariga, kaasi oo dhimasho iyo dhaawac u gaystay dadkii Rakaabka ahaa.

Wali lama oga tirada dhimashada iyo dhaawaca, balse dadka degaanka ayaa soo sheegaya in uu jiro khasaaro soo gaaray dadkii shacabka ahaa, waxaana wararka qaar ay tilmamayaan in afar qof oo kaliya ay ka bad-baadeen qaraxa, kuwaasi oo dhaawac ah.

Wixii war ah ee kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts