HomeWararMaxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku fulisay askari dil gaystay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku fulisay askari dil gaystay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ku fulisay Galad Xaashi Warsame oo ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda, isla markaana dhawaan dil u geystay qof rayid ah oo lagu magacaabi jiray Jeelow Maxamed Macalin Maxamuud, taasi oo ahayd qisaasta marxuumkii uu horey u dilay kadib markii shalay lagu xakumay dil toogasho. Dilkan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ku fulisay Galad Xaashi Warsame oo ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda, isla markaana dhawaan dil u geystay qof rayid ah oo lagu magacaabi jiray Jeelow Maxamed Macalin Maxamuud, taasi oo ahayd qisaasta marxuumkii uu horey u dilay kadib markii shalay lagu xakumay dil toogasho.

Dilkan toogashada ah oo ka dhacday meel fagaaro ah ayaa waxaa soo buux dhaafiyay dad aad u badan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada Beladweyne, waxaana toogashada fuliyey laamaha amniga Gobalk Hiiraan ee Beledweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts