HomeCaalamkaIlaaladda Xeebaha oo soo badbaadiyay ku dhawaad 120 qof

Ilaaladda Xeebaha oo soo badbaadiyay ku dhawaad 120 qof

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ilaaladda Xeebaha Turkiga, ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah kuwaas oo dul sabaynayey biyaha Badweynta “Aegean see.” meel ka baxsan gobolka galbeedka Turkiga ee Izmir, laba dhacdo oo kala duwan ayay soo tebinayaan militarigaTurkiga, ka dib Markii ay ogaadeen doon ay ka buuxaan Dad Tahriibayaal ah oo dul sabanaya meel ka baxsan degmada Cesme. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaaladda Xeebaha Turkiga, ayaa badbaadiyay 117 qof magangalyo doon ah kuwaas oo dul sabaynayey biyaha Badweynta “Aegean see.” meel ka baxsan gobolka galbeedka Turkiga ee Izmir, laba dhacdo oo kala duwan ayay soo tebinayaan militarigaTurkiga, ka dib Markii ay ogaadeen doon ay ka buuxaan Dad Tahriibayaal ah oo dul sabanaya meel ka baxsan degmada Cesme.

Diyaarad kuwa  sahanka ah oo ka tirsan Ilaaladda Xeebaha Turkiga, ayaa helida dadkan ku wargelisay doomaha kormeeraya biyaha badda, kuwaa oo soo badbaadiyay 94 qof oo magangalyo doon ah.

- Advertisement -

Isla cutubyo ka tirsan ilaalada Xeebaha Turkiga, ayaa waxay soo badbaadiyeen Doon siday 23 qof oo tahriibayaal ahaa, kuwaas oo dul sabanayay meel ka baxsan degmada Dikili.

Hubin ka dib, waxaa la sheegay in dadkan tahriibayaasha ah lagu wareejiyay hay’adda socdaalka ee gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts