HomeWararXildhibaanada G/Shacabka oo ansixiyay Sharciga Jiheynta Doorasho qof iyo Cod

Xildhibaanada G/Shacabka oo ansixiyay Sharciga Jiheynta Doorasho qof iyo Cod

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanii Maanta ay yeesheen Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa ka doodista Mooshinka doorashooyinka Qaranka oo dood dheer ay ka yeesheen Xildhibaanda Golaha Shacabka. Xildhibaanada Baarlamaanka ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanii Maanta ay yeesheen Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa ka doodista Mooshinka doorashooyinka Qaranka oo dood dheer ay ka yeesheen Xildhibaanda Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa ansixiyay sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal oo ah doorasho qof iyo Cod ah, waxaana Xildhibaanada ay ku coddeeyeen gacan taag.

Mooshinka ayaa waxaa u codeeyay oo ogolaatay 143 Xildhibaan halka ay diideen 3 Xildhibaan, waxaana ka aamusay 1 Xildhibaan kaliya, isla markaana waxaa natiijada ku dhawaaqay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Sharcigan ay ogolaadeen Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa qodob kamid ah dhigayaa in la qaato nidaamka doorashada tooska ah ay qabanayaan Guddiga doorashasa Qaranka, taa oo lagu qabanayo mudo laba sano ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts